Erdogan oo xariga ka jaray Isbitaalka 3aad ee ugu weyn dunida (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha dowlada Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa xarigga ka jaray isbitaalka  3aad ee ugu weyn dunida oo laga dhisay magaalada Ankara. Isbitaalka Bilkent City  ayaa lagu dhisay qiyaastii 1 bilyan oo euro, iyadoo lagu qalabeeyay 3,810 sariirood, wuxuu leeyahay 131 qol oo lagu fuliyo qaliinadda, 904 qol oo bukaan jiif ah, wuxuu qaabili karaa 30,000 … Continue reading Erdogan oo xariga ka jaray Isbitaalka 3aad ee ugu weyn dunida (Daawo Sawirro)